Luis Ronaldo oo doortay 11-ka laacib ee ugu wanaagsan dunida, xilli CR7 laga waayay liiskan, yaa kujira ?

0
Saturday October 07, 2017 - 11:25:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luis Ronaldo oo doortay 11-ka laacib ee ugu wanaagsan dunida, xilli CR7 laga waayay liiskan, yaa kujira ?

    Sabti- Brazil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Brazil


Halyeeygii hore ee xulka Brazil Luís Nazário de Lima Ronaldo ayaa ka careysiiyey xidiga magaciisa dhaxlay ee Cristiano Ronaldo kadib markii uu k reebay kooxdiisa Riyada oo ka kooban 11 ciyaaryahan.


Luís Nazário de Lima Ronaldo oo 41 jira ayaa xushay Team ka kooban 11 ciyaaryahan kuwaas oo uu ku sheegay kooxdiisa Riyada.


 

Hadaba waxaa la yaab noqotay in 11-ka xidig ee uu soo xushay Luís Nazário de Lima Ronaldo inuusan ku jirin ninka magaciisa dhaxlay ee Cristiano Ronaldo taas oo caro gelisay Hogaamiyaha xulka Portugal maadaama dhanka kale uu shaxda kasoo muuqaday ninka ay xifaal tamaan ee Lionel Messi.



 

Si kastaba Kooxda Riyada ee Luís Nazário de Lima Ronaldo oo shax ahaan u qaabeysan 4-4-2 ayaa waxey kala yihiin.


 

Goalkeeper: Gianluigi Buffon


Daafacyada : Cafu, Fabio Cannavaro, Paolo Maldini, Roberto Carlos

 

Qadka dhexe Andrea Pirlo, Zinedine Zidane, Lionel Messi , Diego Maradona

 

Weerarka Pele iyo isaga Ronaldo

 

 W/ D: Xabiib Axmed Cali




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip