Robert Lewandowski oo Ronaldo kala wareegay Rikoodhka gooldhalinta Isreebreebka koobka adduunka

0
Monday October 09, 2017 - 11:03:40 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Robert Lewandowski oo Ronaldo kala wareegay Rikoodhka gooldhalinta Isreebreebka koobka adduunka

    Isniin- Zurich

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Zurich

Weeraryahanka Xulka Poland Robert Lewandowski ayaa saddexleey dhaliyay kulanki ay xulkiisa ay 3-0 kaga adkaadeen Xulka Armenia isagoo sidoo kale noqday laacibka ugu goolasha dban xulkiisa markii uud haliyay 50 gool, waxuuna Rikoodhkan kal wareegay Ronaldo oo 24 sac oo qyra hayay .


 

Lewandowski khamiisti goolashiisa maryaya 47 gool 89 kulan uu u saftay xulkiisa Poland , basle kama uusan warqabin in saddexleydii Ronaldo xulkisa u dhaliyay 31 Agoosto uu gaaray 14 gool, kasoo kusoo barbareeyay Predrag Mijatović's oo Yugasliga u dhaliyay 14 gool isreebreebka koobka adduunki 1998.

 

Goolashii uu Lewandowski ka dhaliyay Armenia waxuuna 29 jirkan u ahaayeen goolashuii 15 ee uu isreebreebka ka dhaliyo , waxayna ka dhigtay laacibka goolsha ugu dabn ka dhaliya isreebreebka, basl waxaa markale soo barbareeyay Ronaldo oo bdal isagoo kusoo galay uu Potugal u dhaliyay gool kulanki ay Andora la ciyaareen.



Si kastaba maalinkii xigay ayuu Lowandowski gool ka dhaliyay Montanegro kulanki ay 4-2 ku badiyeen, waxuuna dib u hatyay Rikoodhkiisa, waxuuna guud ahaan isreebreebka koobka adduunka la simman yahay weeraryahaka xulak Sacuuudiga Mohammed al-Sahlai iyo Ahmed Khalil UAe u ciyaara.


Halkan ka aqriso liiska ciyaaryahanda goolajsa ugu badan ka dhaliyay isreebreebka koobka adduunka qeybta qaaradda Yurub.


 

16

Robert Lewandowski (Poland) World Cup 2018

 

15

Cristiano Ronaldo (Portugal) World Cup 2018

 

14

Predrag Mijatović (Yugoslavia) World Cup 1998

 

13

David Healy (Northern Ireland) EURO 2008

Robert Lewandowski (Poland) EURO 2016

 

12

Klaas-Jan Huntelaar (Netherlands) EURO 2012

Davor Šuker (Croatia) EURO 1996

 

11

Robin van Persie (Netherlands) World Cup 2014

Pauleta (Portugal) World Cup 2006

Raúl González (Spain) EURO 2000

Toni Polster (Austria) EURO 1996

Ole Madsen (Denmark) EURO 1964

 

10

Romelu Lukaku (Belgium) World Cup 2018

Edin Džeko (Bosnia and Herzegovina) World Cup 2014

Theofanis Gekas (Greece) World Cup 2010

Eduardo (Croatia) EURO 2008

Andriy Shevchenko (Ukraine) World Cup 2002

Hristo Stoichkov (Bulgaria) EURO 1996

Darko Pancev (Yugoslavia) EURO 1992

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip