Arsenal oo wadahadalo furan kula jirta kooxda Barcelona Iyadoo Ka Dooneeysa Arda Turan

0
Monday October 09, 2017 - 14:12:27 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo wadahadalo furan kula jirta kooxda Barcelona Iyadoo Ka Dooneeysa Arda Turan

    Isniin- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- London

 



Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Barcelona si ay kaga soo qaataan xiddiga kooxdaa Ku caajisay una dhashay dalka Turkey ee Arda Turan.


 

Xiddiga heerka caalami ee dalka Turkiga ayaa diyaar u ah inuu ka tago Barca bisha Janaayo ee soo aadan ka dib markii uu ogaaday inuusan Ku jirin qorshaha tababare Ernesto Valverde.


 

CNN Turk ayaa sheegtay in tababaraha Arsenal Arsene Wenger uu doonayo inuu wadahadalo la furo Sheikh Turan si uu kaga dhigo Xidig Arsenal ah.



 

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa soo dhaweeyay qaabkaan Arsenal Ku dooneeyso waxaana u furan yahay inuu u dhaqaaqo London bartamihii isbuuca si wadahadalka loo soo afmeero.


 

Geeska kale Koox Galatasaray ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa Turan, kaasoo aan horjoogsan doonin Kooxdiisa Barca hadii uu doonayo inuu baxo.


 

W/D Abdirashid Qanciye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip