Xulka qaranka Iceland oo usoo baxay koobka aduunka markii ugu horeysay taariikhda dalkaasi.

0
Tuesday October 10, 2017 - 09:47:49 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka qaranka Iceland oo usoo baxay koobka aduunka markii ugu horeysay taariikhda dalkaasi.

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub



 

Kadib guul 2 iyo 0 ah oo ay ka gareen dalka Kosovo ayay ku dhameysteen dalka Iceland kaalinta koowaad ee group- kooda iyagoona layimid 22 dhibcood halka dalka Croatia ay xaqiijisay in ay aaday cayaarta Play Off ka markaii ay ku dhameysatay kaalinta labaad.


 

Laacibka qadka dhexe ugu ciyaara kooxda reer Ingiriis ee Everton Gylfi Sigurdsson ayaa dhaliyay daqiiqadii 40aad kadib inta uusan laacibka kooxda Burnley Johann Berg Gudmundsson hogaanka ugu sii dheeren natiijo laba iyo eber ah.



 

Waa xulkii ugu yaraa ee ebid imaada dhacda koobka aduunka ee la filayo in ay ka dhacdo sanadka 2018 dalka qabowga badan ee Ruushka.


 

Dalka Iceland ayaa dadka dalkaasi lagu qiyaasa tiro ahaan 330,000, waa dalkii ugu yaraa ee taariikhda usoo baxa koobka kubadad cagta adduunka.


 

W/D Ahmed Yusuf Suleiman




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip