Natiijo: yaa haray yaase usoo baxay koobka adduunka kulamadi caawa?

0
Wednesday October 11, 2017 - 00:11:05 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 786
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijo: yaa haray yaase usoo baxay koobka adduunka kulamadi caawa?

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub

Group A, Xulka France ayaa booska koowaad xeray una soo baxay koobka aduunka marki lixaad oo xiriir ah, kadib marki ay laba oo ay ka heleen Griezmann iyo Giour kaga adkadeen xulka Belarus.


Xulk Netherland ayaa markale ka haray koobka adduunka, waxaana booska labaad ee Group-ka ku dhameystay Sweden, Netherladn ayaa 2-0 kag adkaatay xulka Sweden laakiin faraqa goolasah ayaa booska labaad ee isreebreebka looga xertay kadib min 19 dhibcood marki ay noqdeen.



Group B: Xulka Portugal ayaa xaqiijiyay booskiisa koobka addunka kadib markii uu 2-0 kaga adkaaday Xulka Swtxerland oo booskan ku loolamayeen, Portugal ayaa goolasha uga mahadcelineysa Andre Silva iyo Djourou oo gool kama’ ah xulkiisa ka dhaliyay, waxayna Portugal kaalinta koowad ku Helen faraqa goolsah kadib markii ay min 27 dhibcood ku dhameysteen.


Group H: Xulka Belgium oo horey u xaqiijiyya booksiisa koobka aduunka ayaa 4-0 ku dharbaaxay Xulka Cyprus, waxaana kaalinta labaad kusoo baxay Xulka Greece oo 4-0 uga adkaaday Gibraltar.


Belgium-ka ayaa keensaday 28 dhibcood, halka Greece uu la yimid 19, waxaana kaalinta saddex galay oo tartanka ka haray Bosnia oo 17 dhibcood la timid.


 

Halkan ka aqriso Natiijooyinka oo dhameysitan, waa qeybta qaaradda yurub oo kaliya.

World Cup - UEFA Qualification:: group A October 10

France 2 - 1 Belarus

Luxembourg 1 - 1 Bulgaria

Netherlands 2 - 0 Sweden

World Cup - UEFA Qualification:: group B October 10

Hungary 1 - 0 Faroe Islands

Latvia 4 - 0 Andorra

Portugal 2 - 0 Switzerland

World Cup - UEFA Qualification:: group H October 10

Belgium 4 - 0 Cyprus

Estonia 1 - 2 Bosnia-Herzegovina

Greece 4 - 0 Gibraltar

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip