Arjen Robben oo isaga fariistay ciyaaraha caalamiga

0
Wednesday October 11, 2017 - 10:48:59 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arjen Robben oo isaga fariistay ciyaaraha caalamiga

    Arbaco- Amesterdam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Amesterdam


 

Arjen Robben ayaa ku dhawaaqay inuu saiga fariistay ciaaraha caalami kadib markii xulka Netherland ku guuldareysteeen in ay soo gaaran koobka kubada cagta adduunka 2018 lagu qabn doono dalka Russia.


33 jirkan ayaa dhaliyay labadii goo lee ay xalay kaga dkadeen xulak Sweden kulanki u dambeeyay e Group A.


 

Sikastaba, xulka uu hogaamiyo Dick Advocaat ayaa ku hungoobay in ay gaaraan goolasha ay Xulka Sweden dhaliyeen, waxaana taasi messha ka saartay rjadii ay ka laheen in ay fursad u helaan booska labaad oo qeybta isreebreebka labaad ugu soo gudbi lahaayee taasoo ka dhigan in laba tartan oo waa weyn ka lumiyeen waliba isku xiga Euro 2018 iyo Fifa World Cup 2018.



" Waxaa doonayaa in aan diirad saarto kooxdeyda,” Bayer Munich ayuu halyeeyga reer Holland u sheegay saxaafadda markii ay ciyaarta soo idlaatay. Waxaa la joogaa inaan booskan u banyan laheyn jiilka xiga.


 

Robben ayaa xulkiisa u dhaliyay 37 gool 96 kulan , isagoo marki uh horeysay u saftay 2003.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip