Laacib hore Paul Merson oo dhaliil xooggan dusha uga tuuray Arsen Wenger

0
Thursday October 12, 2017 - 11:26:23 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 96
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laacib hore Paul Merson oo dhaliil xooggan dusha uga tuuray Arsen Wenger

    Khamiis- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- London



Ciyaaryahaankii hore ee dhadka dhaxe ugu soo ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Bournemouth ayaa sheegay in Harry Redknapp uu ka xeelad dheeryahay Arsena Wenger.


 

 

Paul Merson ayaa amisan Arsenal inay ku guulaysan laheyd horyaal hadii Arsene uu lahaan lahaa xeelada aragtida dheer oo uu leeyahay Harry Redknapp.


 

Arsenal ayaanan ku guuleysan wax horyaal ah tan iyo 2003-04. Xidigii hore ee khadka dhaxe ugu soo ciyaaray kooxda Arsenal Merson kaas oo sidoo kale kasoo hoos ciyaaray Redknapp xiligii Portsmouth. Ayaa waxaa uu sheegay 70-sano jirkaan farsamo ahaan inuu kasareeyo dhigiisa faransiiska u dhashay ee Wenger.



 

"Dadku waxa ay dhahayaan Redknapp waa hurdaaye. Taasi waa mid ixtiraam daro ah"ayuu Merson usheegay Sky Sports.


 

'Tashkiilo(Taatiko)ahaan. Waa mid kamid ah kuwii ugu wanaagsanaa ee aan lasoo shaqeeyo. Hadii Wenger uu haysan lahaa Harry Redknapp tashkiilada uu xariif ku yahay. Arsenal horyaal ayee qaadi laheyd"


W/D: Owzebio




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip