Man United iyo Barcelona oo laba xiddig oo muhiim ah isku badalanaya, jose oo qorshan wata

0
Thursday October 12, 2017 - 11:30:25 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Man United iyo Barcelona oo laba xiddig oo muhiim ah isku badalanaya, jose oo qorshan wata

    Khamiis- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- Manchester

 



Man United ayaa diyaarineeyso in Kooxda Barcelona u bandhigto qorshe Anthony Martial iyo isku badalasho ah Martial iyo Ivan Rakitic, sida laga soo xiganaayo Diario Gol.


 

 

Macalinka Manchester United ayaa waqti badan ku raad joogay xiddiga 30-sano jirka aj ee Rakatic kaa soo xagaagani macquul ay tahay inuu la soo wareegaa.


 

Mourinho ayaa sheegay in laacibka reer Croatia uu u yahay taageere weyn isla markaasna uu u anfaci doono qibrad ahaan Kooxdiisa. Waxaa jirto in Barcelona ay laftooda doonaayaan Martial inay la wareegaan waloow isku badalkaan ay wax badan ka badali doonto xiisaha labada Kooxood ay u qabaan labada laacib.



 

 

Martial ayaa hada ka mid ah ciyaartooy keydka ah balse wax badan ka soo muuqday Kooxda Jose ee xilli ciyaareedkaan.


W/D: AK Caqil




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip