Natiijooyinka Ciyaaraha Premier League ee galabta iyo maanta.

0
Saturday October 14, 2017 - 20:08:17 in Wararka by Ow zebio
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka Ciyaaraha Premier League ee galabta iyo maanta.

    Premier League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Premier League.



Manchester City ayaa hogaanku ku kali noqotay maanta kadib markii wiilasha Pep Guardiola ay 7-2 kaga adkaadeen kooxda Stoke. Manchester United ayaa 0-0 kula gashay Kooxda Liverpool garoonka Anfield taas ayaana keentay inay labo dhibcood ka hoos maraan Man City oo hogaanka ku kali noqotay. 

Chelsea ayaa guuldaro kala kulantay Crystal Palace oo ay u martisay maanta wacaana kooga adkaatay 2-1 xilli ay Palace dhalisay goolashoodii ugu horeeye xilli ciyaareedka. 

Swansea ayaa 2-0 ku tuntay Huddersfield. West Ham ayaa barbaro 1-1 ah banaanka kula soo gashay Burnley. Dhanka kale Spurs ayaa 1-0 ku dirtay Kooxda Bournemouth.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip