Hary Kane oo cabsi laga qabo inuu seego kulanka Man United

0
Thursday October 26, 2017 - 15:31:43 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hary Kane oo cabsi laga qabo inuu seego kulanka Man United

    Khamiis- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis- London




Weeraryahanka kooxda Tottenham Hotspur  harry Kane  ayaa cabsi laga qabaa inuu ciyaari waayo kulanka sabida ay kooxdiisa la ciyaareyso kooxda Man United.


Tababaraha Tottenham Mauricio Pochettino ayaa sheegay in ay kooxdiisa ay Qatar ugu jirto in ay kulanka sabtida weyso Kane,kadib markii uu seegay ciyaarti Carabao Cup ee ay kooxdiisa guuldarada kala kulantay West Ham.



24 jirkan ayaa kooxdiisa ku dhaliyay 11 gool 8-di kulan e u damabaysay dhammaan tartamada isagoo laba gool ka dhaliyay Liverpool kulanki ay 4-1,  ku adkaadeen sidoo kale Real Madrid ayuu  gool kasoo dhaliyay kulanki barbaraha kmusoo idlaaday ee koobka Horyaalda yurub.


Labada koox ayaa min 20 dhibcood leh, waxayna waxyana 5 dhibcood ka hooseeyaan kooxda Man City oo horyaalka hogaamineysa.


Kane ayaa kujira waayo wanaagsan waxuuna sandkan 2017 dhaliyay 43 gool kooxdiisa iyo xulkiisa kualmadii uu u saftay.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip