Kevin De Bruyne: Manchester City waxay heysataa ciyaartoy Goolal dhalin kara iyagoo Indhaha ka xiran!!

0
Monday October 30, 2017 - 10:29:37 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kevin De Bruyne: Manchester City waxay heysataa ciyaartoy Goolal dhalin kara iyagoo Indhaha ka xiran!!

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester



KEVIN DE BRUYNE ayaa daaha ka rogay in kooxda Manchester City ay leedahay wax qarsan – waxaana jira ayuu yiri ciyaartoy kooxdeenna ka tirsan oo haddii ay indhaha isku hayaan xataa goolka dhalin kara.


 

Dabcan tababarka Pep Guardiola ee City waxaa ku jira in qofka isagoo indhaha ka xiran xataa uu goolka dhalin karo.


 

De Bruyne ayaa sheegay in aysan kulanna gool la’aan kooxdu noqon Karin inta ay joogaan kuwa iyagoo hurdaya xataa dhalin kara.



 

Guardiola ayaa si waalli ah usii wada in ay goolal dhaliyaan in kastoo kulankii u dambeeyay ay kaliya aheyd 3 gool.


 

Waxaan kooxdan la garaacin 15 kulan xagaagan, waxaana ay u dhaliyee goolasha sidii ay doonaan – 35 ayey dhaliyeen 10 kulan oo ugu horreysay Premier League. Waana dhacdo ka nixineysa koox walba oo ay ka hortagaan.


Balse De Bruyne ayaa sheegay sababtu in ay tahay in ay kasoo dhalaalayaan lacagta lasoo dhaafsaday.


 

Wuxuu yiri: "Waxaan u maleynayaa waan garaneynaa sida fursadaha loo abuuro, waana taas sababta mar walba aan u dhalinno goolal waxaan heysanaa niman xataa haddii ay indhaha iska xiraan goolal dhalin kara. Waana taas sababta guuluhu.


 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip