Jose Mourinho oo aan wali hubin xilliga uu soo laabanayo Pogba

0
Monday October 30, 2017 - 11:51:09 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo aan wali hubin xilliga uu soo laabanayo Pogba

    Isniin- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Manchester



 

Tababarha Manchester United ayaa sheeegay inuusan wali hubin xiliga uu  garoomada kusoo laabanayo laacibkiisa qadka dhexe Paul Pogba.


Laacibka heerka caalami ee dalka faransiiska ayaa tabbabar gaar ah qaadanaya si uu uga soo kabto dhaawaca uu mudada garoomada ka maqnaa.


Pogba ayaa seegay 10 kulan kadib dhaawacii soo gaaray 7 todobaad ka hor, inkasta uu baraha bulshada kusoo bandbhigay inuu dhawaan soo laabanayo taasi taasoo kaliya noqontay fariin dhiira-gelin basle aan dhaboobin.



Mourinho ayaa war fiican ka helaya Marcos Rojo kasoo uu rajeynayo inuu bisha dambe garoomada kusoo laabto.,” waan saadaalin karaa taas maxaa yeelay kooxda ayuu tababarka la qaataa,ayuu yiri Jose.



" Wax fikir ah kama hasyo arinta soo kabahsada Paul, masuul kama ihi soo kabashadiisa, lamina tababaranyo kooxda inteeda kale , si goonin ah un buu tababarka u qaadanayaa , way adag tahay inad saadaliso xilliga uu soo laabnayo marka ciyaryahanka uu si gooni ah tababar u qaadanayo.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip