Heegan oo u awood sheegatay BSC+Sawiro

0
Monday October 30, 2017 - 15:19:08 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heegan oo u awood sheegatay BSC+Sawiro

    Isniin- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Muqdisho





Kooxda kubadda Koleyga Heegan ayaa u awood sheegatay kooxda Banaadir SC oo ay kualn adag ku yeesheen garoonka Wiish.


Kulanka oo aha kulanki koowaad ee horyaalka dib looga ciyaaro kadib 15 maalin oo hakad ku jiray horyaalka ayay kooxda daafacaneysa isla markaana hogaamineysa Horyaalka Heegan ayaa garoonka Wiish ku soo dhaweysay dhigeeda Banaadir SC.


Heegan ayaa dhiggeeda Banaadir kaga adkaatay 75-35 waxayna sidaas ku dheereysatay hogaanka Horyalka waxayna leedahay 24 dhibcood

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip