FIFA oo qorsheyneysa Super Club World Cup Imisa koox ayaa ka qeyb galeysa ?

0
Tuesday October 31, 2017 - 11:34:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIFA oo qorsheyneysa Super Club World Cup Imisa koox ayaa ka qeyb galeysa ?

    Talaado- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Spain


 

Sida laga helayo guddiga Fullinta Xiriirka kubadda cagta Dunida FIFA ayaa qorsheyneysa in June 2021 ballaariso tartanka koobka kooxaha Dunida( Club FIFA World Cup).


Tartanka ayaa socon doona 18 maalin waxaa ka qeyb galaya 24 koox oo lo qeybiyay saddex Group oo ay qeybtiiba ku jiraan siddeeed Koox oo ah kuwa ugu wanaagsan shanta qaarad ee caalamka.


Hadda kaliya guuleysatayaasha tartamada qaaradada ee heer koox ayaa ka qeyb gala, basle qaaban cusub ka qeyb qadan doona 12 koox oo Yurub ah, 5 South America, 2 Asia, 2 Africa iyo 2 ka immaneysa North America, sida ay warineyso Il Mundo Deportivo, halka xalka Ocean-ka wali xalkeeda lagu jiro.



Saddex koox oo Spain ah ayaa qeyb ku yeelanaya, maxaa yeelay 12 koox e yurub waxaa laga doonayaa afarti koox ee fiinaladi uguo dambeeyay koobka Horyaalada Yurub, waxaa sidaa uga mid noqonaya Real Madrid, Atletico iyo Barcelona.


Qorshaha in la ballaariyo koobka kooxaha dunida, waxaa lasoo jeediyay todobadki hore shirki ay Fifa ku yeelatay dalka India, waxaana isniini shaaciyay saxafiga reer Germany Reinhard Grindel.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip