Alvaro Morata oo beeniyay in uu ka tegayo Chelsea yirina 10-sano waan Saxiixayaa haddii la iga codsado!!

0
Tuesday October 31, 2017 - 12:27:41 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alvaro Morata oo beeniyay in uu ka tegayo Chelsea yirina 10-sano waan Saxiixayaa haddii la iga codsado!!

    Talaado- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- London




ALVARO MORATA ayaa ku adkeystay in uu ku faraxsanyahay in uu lasii joogo kooxda Chelsea, isla markaana wuxuu sheegay in uu saxiixi doono qandaraas 10 sano oo soo socota xataa ah.


 

Warar ayaa sheegayay in uu laacibku ka shallaayay ka tegista Juventus sanadkii 2016-kii.


 

Morata ayaa laga soo xigtay in uu jedelyahay nolosha magaalada London oo uu sheegay in ay tahay goob ku habboon isaga iyo Ooridiisa.



 

Mar ay ka hadlayeen qaar ka mid ah taageerayaasha Chelsea weeraryahankooda cusub in uu doonayo in uu durba kooxda ka tago.


 

Balse Morata ayaa sheegay in uusan dooneyn in Stamford Bridge uu ka dhaqaaqo jeer uu la hadlayay wargeys Talyaani ah.


 

Wuxuu yiri laacibku: "Waxaan dhib badan ku qabnaa in aan fahanno wareysiga. Haddii Chelsea ay ii oggolaato in aan saxiixo 10-sano oo qandaraas ah waan sameyn doonaa sidaas.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip