Macallin Dalkiisa usoo saaray koobka aduunka 2018 kadibna xilka laga qaaday

0
Tuesday October 31, 2017 - 15:09:39 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macallin Dalkiisa usoo saaray koobka aduunka 2018 kadibna xilka laga qaaday

    Talaado- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Yurub


 

Xiriirka kubada cagta Dalka Serbia ayaa xilka macallinimo ka qaaday Slavoljub Muslin oo xulka dalkaas usoo saaray koobka adudunak 2018 kadib siddeed sano oo aysan kasoo muuqan koobka adduunka.



 

Xilka qaadistan ayaa timid kadib muran ku aadan xulashada xulka oo dhexmaray macalinka iyo xiriirka intii lagu gudo jiray isreebreebka, waxaana booskiisa geli doona macalin ku xigeenkiisa Mladen Krstajic, waxana warkaan shaaciyay guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Serbia Slavisa Kokeza kadib markii ay ku raaceen guddiga fulinta xiriirkaas.




Ciyaaryahanka kooxda Lazio Milinkovic-Savic ayaa sabab weyn lahaa in la ceyriyo macallinka kadib amrkii uu xulka ka saaray dibna ugu yeeri waayay xilli uu bandhig wanaagsan ka sameynayay kooxdiisa Lazio taasoo taageerayaasha iyo Falanqeeyayaashaba ay eed dusha uga tureen.


Serbia ayaa kadib 2010 usoo baxday kooxda Addduunka waxayna qeyb ka tahay dalalka u dagaalami doono 2018.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip