Harry Kane oo dib ugu soo laabtay tabababrka Tottenam ka hor kulanka Real Madrid

0
Tuesday October 31, 2017 - 16:06:32 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Harry Kane oo dib ugu soo laabtay tabababrka Tottenam ka hor kulanka Real Madrid

    Talaado- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- London


Weeraryahanka koxoda Tottenham iyo xulka Ingiriiska Harry Kane ayaa dib ugu soo laabtay tababarka kooxdiisa oo diyaar garow ugu jirta kulanka afaraad ee wareega Group-ka oo ay Garoonka Wembley ku mari qaadi donto kooxda Real Madrid.


Markii uu soo idlaaday kulanki ay Tottenham guuldarada kala kulantay Man United ayuu taabare Pochetino sheegay in Kane oo xitaa seegayo kulanka Real, basle 24 jirkan ayaa kasoo muuqday tababarka kooxda si uu uga hortago kulanka adag ee Real.



Laacibkan la xiriinayo kooxda Madrid, ayaa gool kasoo dhaliyay kulanki hore ee Bernabue ka dhacay kaasoo kusoo idlaaday barbaro 1-1.


Kane ayaa Ronaldo min 5 gool kula hogaaminaya gool dhalinta Champions League , sidoo kale waxuu 8 gool ku hogaaminaya horyaalka Ingiriiska.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip