Zidane ayaa ku adkeystay in Real Madrid ay iyadoo Cadaadis qabta soo geli doonto ciyaarta caawa

0
Wednesday November 01, 2017 - 10:26:36 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane ayaa ku adkeystay in Real Madrid ay iyadoo Cadaadis qabta soo geli doonto ciyaarta caawa

    Arbaco-London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-London





 

Kooxda dalka Spain ayaa jabtay kulankeedii ugu dambeeyay ee La Liga waxaana uu ahaa kulan ay Axaddii la qaateen kooxda Girona taasoo ka dhigan in ay 8 dhibcood ka hooseeyaan hoggaamiyeyaasha Barcelona.


 

Real Madrid macallinkeeda Zidane ayaa dafiray in kooxda dhowaan soo dallacday ee Girona ay aheyd middii ugu xumeyd abid ee uu khasaaro inta uu macallin yahay wuxuuna sheegay in ay taasi ku dhiirri gelineyso in ay cashar u dhigaan Tottenham.



 

"Marka aanu dooneyno waddada guusha waxaan u ciyaari doonnaa sideenna ugu wanaagsan,” ayuu yiri Zidane. "Noloshu waa tanoo kale, waxaa mar walba kusoo maraya waqtiyo adag, balse waa in aad aaminto in aad soo laabane




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip