Roma , Man UTD iyo Bayer oo guulo muhiim ah gaaray

0
Wednesday November 01, 2017 - 10:44:25 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roma , Man UTD iyo Bayer oo guulo muhiim ah gaaray

    Arbaco-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco-


Champions League - Group A October 31

 

 


 

Kooxda Roma ayaa 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Cheslea oo ay ku marti qaday caasimadda Italy Roma waxaana goolasha u kala dhaliyay EL Sharaawy oo laba gool dhaliyay iyo Diego Perroti, waxyana hogaanka Group C kala wareegtay kooxda Cheslea.


 

Dhanka kale Man United ayaa 2-0 kaga dkaatay kooxda Benfica oo ay guuldaradii afaraad oo xiriir ah kala kulantay tartanka, waxaan United goolasha u kala dhaliyay Danny Blind iyo Svila oo gool kama sh isak dhaliyay waxaana rigooro ka qasaariyay Anthony Martial.



Halkan ka aqriso natiijooyinki kulamadii xalay


 

Basel 1 - 2 CSKA Moscow


Manchester United 2 - 0 Benfica


Champions League - Group B October 31


Celtic 1 - 2 Bayern Munich

Paris Saint Germain 5 - 0 Anderlecht


Champions League - Group C October 31


Atletico Madrid 1 - 1 Qarabag FK

Roma 3 - 0 Chelsea


Champions League - Group D October 31


Olympiacos 0 - 0 Barcelona

Sporting CP 1 - 1 Juventus




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip