Dejan Lovren iyo qoyskiisa hanjabaad dil loo soo diray

0
Wednesday November 01, 2017 - 10:53:34 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dejan Lovren iyo qoyskiisa hanjabaad dil loo soo diray

    Arbaco- Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Liverpool



Daafaca dhexe kooxda Liverpool  Dejan  LOvren  ayaa shaaca ka qaaday in fariin hanjabaad dil loogu soo diray bararaha bulshada.


Laacibkan ayaa dhaliilo loo soo jeediyay kulanki Tottenham ay 4-1 kaga adkaatay xilli badal lagu sameeyay qeybtii hore ee ciyaarta.



28 jirkan ayaa lagu waday inuu safto kulanki ay Liverpool 3-0 ku garaacday koxda Huddersfield Town, basle dhaawac uu qabaya yaa looga reebay.




Sida ay warineyso Jariirada The Mirror, Lovren, oo aabo u ah  Elene iyo Josip oo ay udhashay xaaskiisa Anita, ayaa soo share-gareeyay fariin uu usoo diray taageere kubadda cagta ah, kaasoo ugu hanjabay inuu dhib u geysanayo qoyskiisa.



Fariinta oo loogu soo diray Instagram-ka ayaa sidan u qorneyd waxaan doonayaa in aan laayo qoyskaada ninkaadan Croatian-ka xun.


 

Daafacii Hore ee kooxda Southamton ayaa fal celin ka sameeyay Baraha bulshada isagoo yiri: " waxba uma arko marka dadka ay aniga wax iga sheegaan ama ii hanjabaan! Laakiin iskama indho tiri karo marka qoyskeyga loo hanjabo. Ma aqbalo karo mana aqbali doono waxuushnimo nuucaas oo kale ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip