Aqriso xog muhiim ah oo ku saabsan kulamda Champions League ee caawa iyo rajada kooxaha ciyaaraya

0
Wednesday November 01, 2017 - 11:33:29 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqriso xog muhiim ah oo ku saabsan kulamda Champions League ee caawa iyo rajada kooxaha ciyaaraya

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub

Waxaa cawa qaarada yurub ka dhacaya kulamada afaraad ee wareega group-yada koobka horyaalada Yurub 2017-18


Kulamadan ayaa kooxaha ku xaqiijin doona usoo bixidooda wareega 16-ka halka kooxo ay macsalaameyn doonaan.


 

Halkan ka aqriso Group-yada iyo sida ay ukala horeeyaan

 

Champions League - Group E November 1

Kooxaha Liverpool iyo Spartak Moscow ayaa Group=kan min 5 dhibcood ku hogaaminaya waxaan kusoo xiga Seville oo 4 dhibcood leh.

Liverpool ayaa la ciyaareysa kooxda ugu hooseysa Moribor iyadoo fursad wanaagsan u haysata in ay hogaanka kali ku noqoto haddii Seville hakiso kooxda Spatrtak Moscow.

 

10:45Liverpool ? - ? Maribor

10:45Sevilla ? - ? Spartak Moscow



 

Champions League - Group F November 1

Man City ayaa ah kooxda kaliya ee guuleysatay saddexda ee ay ka ciyaartay qeytanw axayna leedahay 9 dhibcood, Shkhtar Donetski ayaa kusoo xigta oo 6 dhibcood leh halka Napoli ay 3 dhibcood oo qura ay leedahay.

Napoli ayaa caaawa u baahan guul si ay usoo nooleyso rajadeeda wareegiga 16-ka , waxyana garoonka San Poaulo kusoo dhaweyneysa kooxda City oo kulanki u dambeeyay guuldaro ay kala soo kulantay.

Shakhtar ayaa dhankeeda dooneysa in ay Feynoord ka adkaato si ay hamigeeda sare ugu qaado


 

10:45SSC Napoli ? - ? Manchester City

10:45Shakhtar Donetsk ? - ? Feyenoord

 

Champions League - Group G November 1

Besiktas ayaa oo 9 dhibcood ku hogaamineysa ayaa soo dhaweyneysa kooxda sanadki hore afar-dhamaadka tartanka soo gaartay Monaco basle xillugan ugu hooseysa, Haddii ay Monaco guuldaro la kulantay waxaa sii xumaan doona rajada ay tartanka ka leedahay.

Kooxda taariikhda marki u horeysay ka qeyb qaadaneysa tartanka ee RasenBallsport Leipzig kaalinta labad kaga jirta Group-ka iyadoo leh 4 dhibcood aya ala ciyaareysa kooxda labada jeer ku guuleysatay tatartanka FC Portopp 3 dhibcood leh waxayna dooneysaa in ay taariikh samyeso si ay wareega xiga usoo hiigsato.

 

10:00Besiktas vs Monaco

10:45FC Porto vs RasenBallsport Leipzig


 

Champions League - Group H November 1

Kooxda Tottenham ayaa garoonak Wembey kusoo dhaweyneysa kooxda tartanka daafacaneysa Real Madrid, waana kulankalagu xaqiijin doonta kooxda hogaanka uhari doonta maadaama ay labada koox min 7 dhibcood leeyihiin.


Kulanka labaad ee Group-kan ayaa hdex mari doona kooxaha kaliya halka dhibic keensaday qeybtan kadib baro ay kulani saddexaad galeen Borussia Dortmund hal jeer tartanka ku guuleysatay iyo kooxda APOEL Nicosia.


 

10:45Borussia Dortmund ? - ? APOEL Nicosia

10:45Tottenham Hotspur ? - ? Real Madrid


Dhammaan kulamada ayaa la daawan doonaa 10:45 daqiiqo xilliga geeska Afrika

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip