Baro ciyaaryahanada 100 kulan iyo kabadan ciyaaray koobka Horyaalada Yurub

0
Wednesday November 01, 2017 - 11:54:25 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro ciyaaryahanada 100 kulan iyo kabadan ciyaaray koobka Horyaalada Yurub

    Arbaco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- Yurub

 


 

Goolhayaha kooxda Porto Iker Casillas ayaa caawa safanaya kulankii 167 ee koobka horyaalada Yurub waxaana kusoo xiga Xavi oo tartankan saiga fariistay kaasoo isna saftay 151, halka laacibka booska saddexaad kujira Cristiano Ronaldo uu fursad u hayso caawa sii dheeraysto isgaoo safan doona kulankiisi 144 ee tartanka.


Raul iyo Giggs ayaa afaraad iyo shanaad haysta waana laba boos ay muddo sii haynsan doonaan marka loo fiiriyo xiddgaha kusoo xiga oo aan kusoo dhaweyn.



Halkan ka aqriso liiska oo dhameystiran

 

166 Iker Casillas (Real Madrid 150, Porto 16)*

151 Xavi Hernández (Barcelona)

143 Cristiano Ronaldo (Manchester United 52, Real Madrid 91)*

142 Raúl González (Real Madrid 130, Schalke 12)

141 Ryan Giggs (Manchester United)

 

 

125 Andrés Iniesta (Barcelona)*


125 Clarence Seedorf (Ajax 11, Real Madrid 25, AC Milan 89)

124 Paul Scholes (Manchester United)

120 Roberto Carlos (Real Madrid 107, Fenerbahçe 13)

 

119 Xabi Alonso (Real Sociedad 8, Liverpool 39, Real Madrid 47, Bayern München 25)

119 Zlatan Ibrahimović (Ajax 19, Juventus 19, Internazionale Milano 22, Barcelona 10, AC Milan 16, Paris Saint-Germain 33)*

119 Lionel Messi (Barcelona)*


 

115 Carles Puyol (Barcelona)

112 Thierry Henry (Monaco 9, Barcelona 26, Arsenal 77)

112 Gianluigi Buffon (Parma 6, Juventus 106)*

112 Philipp Lahm (Stuttgart 7, Bayern München 105)

111 Petr Čech (Sparta Praha 12, Chelsea 94, Arsenal 5)

 

 

109 Paolo Maldini (AC Milan)

109 Gary Neville (Manchester United)

109 John Terry (Chelsea)

108 Ashley Cole (Arsenal 45, Chelsea 60, Roma 3)

108 Patrice Evra (Monaco 21, Manchester United 65, Juventus 22)

108 Andrea Pirlo (Internazionale Milano 5, AC Milan 78, Juventus 25)


107 David Beckham (Manchester United 77, Real Madrid 26, AC Milan 2, Paris Saint-Germain 2)

106 Sergio Ramos (Real Madrid)*

106 Víctor Valdés (Barcelona)

 

105 Frank Lampard (Chelsea 102, Manchester City 3)

104 Dani Alves (Sevilla 8, Barcelona 80, Juventus 12, Paris 4)*

103 Luís Figo (Barcelona 24, Real Madrid 58, Internazionale Milano 21)

103 Oliver Kahn (Bayern München)

101 Arjen Robben (PSV 10, Chelsea 19, Real Madrid 11, Bayern 61)*

100 Cesc Fàbregas (Arsenal 55, Barcelona 26, Chelsea 19)*

100 Andriy Shevchenko (AC Milan 59, Chelsea 15, Dynamo Kyiv 26)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip