Natiijooyinka kulamadii la ciyaaray ee Champions league, Real oo Jabtay Reds iyo City oo guulo gaaray

0
Thursday November 02, 2017 - 13:41:22 in Wararka by Muuse Cabdi
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka kulamadii la ciyaaray ee Champions league, Real oo Jabtay Reds iyo City oo guulo gaaray

    Khamiis--Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Yurub

Kulamadii koobka kooxaha Yurub ee Xalay la ciyaaray waxaa kasoo baxay Natiijooyin wanaagsan iyadoo kooxaha dalka England ka socda ay ahaayeen dhammaantood kuwo guulo muhiim ah ka gaaray kulmaadooda.


Real waxaa garaacday Spurs oo England ka ciyaarta, halka Napoli ay gurigeeda ku jabtay ciyaartii ay la qaadatay Man City, waxaana xusid mudan in Liverpool oo gurigeeda ku qaabishay Maribor ay guul kale gaartay.


Champions League - Group E November 1

Liverpool 3 - 0 Maribor

Sevilla 2 - 1 Spartak Moscow



Champions League - Group F November 1

SSC Napoli 2 - 4 Manchester City

Shakhtar Donetsk 3 - 1 Feyenoord


Champions League - Group G November 1

Besiktas 1 - 1 Monaco

FC Porto 3 - 1 RasenBallsport Leipzig


Champions League - Group H November 1

Borussia Dortmund 1 - 1 APOEL Nicosia

Tottenham Hotspur 3 - 1 Real Madrid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip