Coutinho iyo Wijnaldum oo shaki la gelinayo in ay seegayaan kulanka West Ham

0
Thursday November 02, 2017 - 13:45:27 in Wararka by Warar ka
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Coutinho iyo Wijnaldum oo shaki la gelinayo in ay seegayaan kulanka West Ham

    Khamiis--Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khamiis--Liverpool

Liverpool ayaa la tacaaleysa xaaladda dhaawac ee laacibkeeda Georginio Wijnaldum oo laga saaray kulankii Champions League ee Maribor - iyadoo Phillipe Coutinho la ogyahay in uu kulanka West Ham maqnaan karo.


Laacibka dalka Dutch ayaa laga saaray 15 daqiiqo oo kulanka Anfield sidoo kale laacibka dalka Brazil ayaan imaan.


Wijnaldum ayaa xanuun daran dareemay, wuxuuna codsaday in la beddelo.



Jordan Henderson ayaa booska dhexe ka beddelay.


Jurgen Klopp ayaa rajo wanaagsan ka qaba in uu laacibku durba soo kaban doono.


"Wijnaldum waa uu dhaawacmay, weliba Anqawga ayuu ka xanuunsanayaa waxaanse fileynaa in uu soo laaban doono," ayuu yiri.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip