Jose Mourinho oo sheegay in uu ka shallaaynayo Dhaawaca Paul Pogba

0
Saturday November 04, 2017 - 13:10:40 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo sheegay in uu ka shallaaynayo Dhaawaca Paul Pogba

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester


Manchester United tababaraheeda ayaa sheegay in Paul Pogba uu xagaagan shaqadiisa tebay, sida ay warineyso Manchester Evening News.


 

Pogba ayaa dhaawac muruqa ah looga saaray ciyaartii United ee 3-0 Khasaare ah ay Champions League uga badiyeen Basel bishii September 12-keeda waxaana uu ka maqanyahay ilaa hadda rugta Carrington in kastoo uu Usbuucii hore halkaas tegay.


 

Mourinho ayaa sheegay in uusan ku deg-degi Karin laacibkan soo safiddiisa, iyadoo Pogba uu kusoo laaban karo ciyaarta Chelsea ee Axadda, Jeer United ay sidoo kale waayi doonto 6 laacib oo uu ku jiro Jesse Lingard oo guushii Benfica isagana ay wax yar kasoo gaareen.



 

Mourinho ayaa sheegay haddaba in Pogba soo kabashadiisa United ay tahay mid muhiim ah Mourinho wuxuu soo jeedinayaa in laacibika aan lagu qamaarin isla isaga ayaana leh go’aanka u dambeeya ee safashadiisa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip