Roman Abramovich oo booqasho dhif ah ku tegay tababarka Chelsea, jeer kooxdiisu isu diyaarineyso kulanka Axadda ee Man Utd "Sawirro"

0
Saturday November 04, 2017 - 14:13:26 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roman Abramovich oo booqasho dhif ah ku tegay tababarka Chelsea, jeer kooxdiisu isu diyaarineyso kulanka Axadda ee Man Utd "Sawirro"

    Sabti-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti-



Roman Abramovich ayaa booqasho aan sida badan dhicin ku tegay tababarka kooxda uu iska leeyahay ee Chelsea Usbuucan.


 

Blues macallinkeeda Antonio Conte ayaa la sheegayaa in cadaadis saaranyahay, tan iyo Jabkii uu dalkiisa ugala soo kulmay tartanka Champions League kooxda Roma.


Waxay noqoneysaa in 12 ay ka hooseeyaan Manchester City iyagoo ciyaari doona kulanka Axadda ee ay la qaadanayaan Man Utd kooxda Milkiilaha Russia kasoo jeeda uu leeyahay.



 

Abramovich ayaan aheyn mid souaabo isku xiga u booqda Chelsea xarunteeda tababarka ee Cobham HQ waxaana Conte uu yiri: "Xiriirka aan ninkan la leeyahay wuxuu la mid yahay kii sanadkii hore.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip