Mane oo si layaab kulanka caawa ugu soo muuqan kara

0
Saturday November 04, 2017 - 14:19:52 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mane oo si layaab kulanka caawa ugu soo muuqan kara

    Sabti- Liverpool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Liverpool



Xidiga Liverpool iyo xulka qaranka Senegal ayaa dib ugu soo laabntay kooxdiisa kadib mudo dhaawac uu ugu maqnaa kooxda waxaa uuna qaatay tawabarkii ugu dambeyey ee Reds ay qaadatay maalinimadii khamiistii waxa ayna udiyaar garoowayeen kulanka caawa ay laqaadan doonan kooxda west ham.


 

Labo isbuuc kadib ayuu dib ugu soo laabanayaa kooxda gadib markii uu ku dhawaacmay ciyaaraha caalamiga ah ee waajibaadka qaeankiisa waxa uuna dhaawaca ka soo gaaray dhanka muraqa taas oo sababtay in xidiga labo todobaad uu cagta garoonka soo dhigin.



 

Balse 25-jirkan ayaa ugu dambeen dib ugu soo kabsaday dhaawacii uu qaabay waxaanaa hada lagu soo waramayaa in si layaab leh uu kaga soo muuqan karo kulanka caawa ay la qaadan doonaan kooxda West ham.


 

Klopp ayaa marka hore xaqiijiyey in uu xidiga dib usoo laabtay sidookale mar uu ka hadlayey xaalda xiidga iyo in uu kulanka qeeb ka noqon karo ayuu saxaafada u sheega : "Sadio waxa uu la tababartay kooxda markii ugu horeysay ,” Klopp ayaa yiri .


 

" waxa ay umuuqataa in uu diyaar noqon karo 20-25 daqiiqo lkn waan fiirin doonaa hadii uu jirkiisa diyaar uayahay in uu taam unoqda kulanka iyo inkale .

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip