Jose Mourinho oo ka hadlay xiriirka ka dhexeeya taageerayasha Chesea

0
Saturday November 04, 2017 - 15:17:44 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho oo ka hadlay xiriirka ka dhexeeya taageerayasha Chesea

    Sabti- Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Manchester


JOSE MOURINHO ayaa ku adkeystay in Chelsea taageerayaasheedu ay weli isaga jecelyihiin, xataa haddii ay caayaan kulanka Berri ee Stamford Bridge.


 

Wuxuu kula guuleystay Premier League 3 mar isagoo laba xilli oo kala duwan kooxda hoggaamiyay waxayna kala ahaayeen 2004 oo ma ruu qabtay iyo 2015 oo uu dib ugu soo laabtay.


 

Balase tan iyo markii uu la midoobay Manchester United waxaa la filayay in ay isku dhici doonaan kooxdiisii hore ee Chelsea oo hadda uu hoggaamiye ka yahay Antonio Conte oo xoogaa isaga caayay.



 

Mourinho, ayaa tegay Madrid shalay si uu uga soo gar baxo arrimo Canshuur, waxaana uu aadi doonaa Stamford Bridge halkaas oo kulan xiiso leh uu uga hortegayo kooxdiisii hore.


 

Macallinka United ayaa sheegaya in Chelsea taageerayaasheedu ay isaga jecelyihiin weli.


 

Wuxuu yiri: "Waxaan ku socdaa waddadii kubadda cagta, waana hubaa in dad badan oo taageera Chelsea ay isoo dhoweyn doonaan ina jecelyihiin.



 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip