Benzema Oo Markale Laguu Oriyay Garoonka Bernabeu

0
Monday November 06, 2017 - 20:12:30 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Benzema Oo Markale Laguu Oriyay Garoonka Bernabeu

    Isniin- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Madrid



Waxaa markale soo laabtay qeelida iyo oorinta lagu wado xidiga weerarka kaga ciyaara naadiga Real madrid ee Karim Benzema kadib kulan ay guul gaartay kooxdiisa.


 

Arintan ayaa timi markii la badalay Benzema waxaana sababtay fursad uu dayacay taas oo uu daqiiqadiii 3aad hogaanka ugu dhiibi karay Real Madrid.


 

Natiijada sawirka benzema



 

Sidoo kale isla qeybti hore waxa uu dayacay fursaddo kale oo ay ku jirto middii uu diibka ku soo dhex dhigay xeyn-daabka Asensio oo uu madaxa la waayey Benzema goolka.


 

Iyada oo ay taasi jirto hadana Benzema dhaq jalaq uma siin ee waxa uu halkiisii ka sii waday dadaalka iyo isku dayga.


 

Goolkii Casemiro ee daah furka ayaa dejiyey jamaahiirta balse kama aysan joojin in Benzema foorida laga dhaafo.


 

sikastaba xidigaan ayaa kujira waqti an wanaagsaneen taas ayaa keentay in taagerayaasha ay ku qeeliyaan xidiga reer France.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip