Rasmi: Andre Pirlo oo ciyaaraha ka fariistay

0
Monday November 06, 2017 - 21:18:28 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rasmi: Andre Pirlo oo ciyaaraha ka fariistay

    Isniin- NewYork

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- NewYork



Andrea Pirlo ayaa ku dhawaaqay inuu siaga fariistay xirfadda kubadda cagta oo in mudo ah ku xamaalanayay.


38 jirkan ayaa go’aan shaaciyay kadib kulanki lugta labaad ee semi finalka koobka MSL dhanka Bariga oo ay kooxdiisa NewYork City FC la axadii la yeelatay kooxda Columbus Crew.


NewYork City ayaa kulanka ku adkaatay 2-0 waxayse ku hatay isgeyn 4-3 waxuuna xilli ciyaareedkooda ku dhammaaday qalbi Jab.



Isniinta Maanta, Pirlo ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay inuu soo gebogabeeyay ciyaarta kubadda cagta isagoo horyaalka MSl-ka marekan kusoo afjaray.


Pirlo ayaa xulkisia u ciyaaray 116 kulan siagoo ka cawiyay hanashada koobki adduunka 2006.

Waaya –Aragan qadka dhexe ka ciyaara ayaa sidoo kale usoo ciyaaray kooxaha Inter, Acmilan iyo Juventus ka hor intii uusan 2015 u dhaqaaqin Waqooyiga America.

.

Waxuu  Acmilan kula guuleystay laba koob oo Champions League ah  ka hor intii uusan Juventus kulan guuleystay 4 horyaalka Talyaaniga ah.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip