Heegan iyo Plasma oo galabta isku dhaggan

0
Tuesday November 07, 2017 - 08:40:22 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heegan iyo Plasma oo galabta isku dhaggan

    Talaado- Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talaado- Muqdisho



Waxa galabta garoonka Wiish kulan xiiso leh uu ku dhex marai doonaa kooxaha Heegan iyo Plasma.


Hogaamiyaasha horyaalka isla markaana daaafacneysa Heegan ayaa soo dhaweyneysa kooxda Plasma oo bandhig wanaagsan lasoo baxday wareega labaad ee horyaalka.


Heegan ayaa kulanki lasoo dhaafay guul kasoo gaartay kooxda Wacaaf waxayna wali tahay kooxda kaliya ee aan dhinceeda dhulka la dhigin.



 

Plasma ayaa dhankeeda guuldaro dirqi ah kala soo kulantya kooxda Feero oo ay daqiiqadihi u dambeeyay ciyaarta hogankakku haysay 10 dhibcood, waxaase loga adkaaday 44-42.


Kulanka ayaa ka dhici doona garoonak Wiish.


Saacadda: 4:00 Galabnimo

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip