Laurent Koscielny oo sheegay xilliga uu ka fariisanayo Qaranka France

0
Wednesday November 08, 2017 - 12:05:14 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laurent Koscielny oo sheegay xilliga uu ka fariisanayo Qaranka France

    Arbaco- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco- London



Arsenal iyo France difaacooda Laurent Koscielny ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee uu ka fariisan doono ciyaaraha heerka Qaran.



 

Marka uu xulkiisa ku metelo Koobka Adduunka ee dhacaya sanadka 2018-ka oo Ruushka Lagu qaban doono ayuu sheegay in uu xulkiisa ka baxayo.


 

Difaaca dhexe ee kooxda Gunners ayaa ku dhawaaqay hadalkaas isagoo la hadlayay wargeyska Faransiiska ah ee L’Equipe.




 

Koscielny, oo kasoo muuqday Arsenal kulamada Premier League xagaagan ayaa u saftay qarankiisa 49 mar.



 

Waa 32-jir u dhashay dalka France wuxuuna xulkiisa oo kaalinta labaad ka galay Euro 2016. Sheegay in uu ka baxayo waqtigaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip