Heegan oo si fudud ku dhaaftay Plasma+Sawirro

0
Wednesday November 08, 2017 - 12:32:23 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heegan oo si fudud ku dhaaftay Plasma+Sawirro

    Kooxda kubadad Koleyga Heegan ayaa u awod sheegatay kooxda Plasma oo ay kulan katrsan wareega labaad ee horyaalka ku kulmeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadad Koleyga Heegan ayaa u awod sheegatay kooxda Plasma oo ay kulan katrsan wareega labaad ee horyaalka ku kulmeen.


Kulankan oo ka dhacay garoonka Wiish ayeeysan ku dhibtoon kooxda Horyaalka daafacaneysa Heegan waxayna dhiggeeda Plasma kaga adkaatay 66-26.


Waa kulanki labaad ee ay kooxda Horyaalka Heegan garaaceyso Plasma waxeyna kusii dhawaaneysaa hanasha Horyaalka.


 

Kaliya hal kulan ayaa u haray Heegan waxyana 17 bisha November garoonka Wiish kula qaadan doontaa kooxda Dekedda.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip