Croatia iyo Switzerland oo guul muhiim ah gaaray Isreebreebka Koobka adduunka

0
Friday November 10, 2017 - 07:55:15 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Croatia iyo Switzerland oo guul muhiim ah gaaray Isreebreebka Koobka adduunka

    Jimco- Yurub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimco- Yurub


Xulka Croatia ayaa talaabo horey ugu qaaday usoo bixdiisa koobka adduunka 2018 kadib markii uu 4-1 xalay uga adkaatay .


Croatia ayaa garoonka Maksimir kusoo dhaweysay xulka Greece kulanki koowaad ee isreebreebka qeybtiisa kala baxa, waxaana goolasha u kala dhaliyay Modric, N. Kalinic Ivan Persic iyo Kramaric.


Greece ayaa dhankooda gooka qura ka helay Papastathopoulos.



 

Dhanka kale Xulka Switzerland ayaa 1-0 uga adkaaday dhiggooda Northern Ireland oo ay marti u ahaayeen waxaana goolka u saxiixay laacibkooda daafaca kooxa Acmilan Ricardo Rodriguez.


Kulamada lugta labaad waxay xulalkan dheeli doonaan maalinta Axadda oo ay taariikhda ku began tahay 12 November.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip