Rajada Italy ee koobka adduunka oo Qatar kujirta kadib guuldaradii xalay ee Sweden

0
Saturday November 11, 2017 - 07:51:40 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rajada Italy ee koobka adduunka oo Qatar kujirta kadib guuldaradii xalay ee Sweden

    Sabti- Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Sweden


 

Xulka kubada cagta Talyaaniga ayaa Qatar ugu ira ee uu seego koobka aduunka 2018 kadib guuldaradii xalay kasoo gaartay Dalak Sweden lugta koowaad ee isreebreebka koobka adduunka qeybta kala baxa.


Italy ay guuldaro 1-0 ay kasoo gartay dala Sweden oo ay ku ciyaareen garoonka Friends Arena ee magaalada Stockholm, waxaana goolka daqiiqadi 61 –aad ka dha;iyay laacibka kooxda FC Nordsjælland weerarka uga ciyaara Johan J Johnson oo caawin ka helay Ola Toivonen.



Italy ayaa sameysay fursado badan oo gaaraya 8 fursadood oo laba kaliya goolloo filan karay waxayna kulanka lugta labaad oo ka dhici doona garoonka San Siro ee magaalada Milano  13 Novermber .


Sweden ayaa dooneysa in ay kusoo laabato koobka adduunka kadib 2006 oo ah marki u dambeysay oo ay ka qeyb qaadato, halka Italy ay iyana ka dagaalami doonta in ay san koobka adduunka seegin kadib 1958 .

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip