Sakho oo Senegal usoo saaray koobka adduunka 2018

0
Saturday November 11, 2017 - 08:09:19 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sakho oo Senegal usoo saaray koobka adduunka 2018

    Sabti- South Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- South Africa



 

Senegal ayaa xaqiijisay booskeeda koobka adduunka 2018 kadib markii ay South Africa ku garaaceen magaalada Polokwan.


Weeraryahanka West Ham Diafra Sakho ayaa xulkiisa Senegal hogaanka ugu dhiibay garoonka Peter Mokaba Stadium ka horintii uusan gool kama ‘ah xulkiisa ka dhalin Thamsanqa Mkhize.


South Africa ayaa markii hore kulankan oo 2-1 ku adkaatay ciyaaar dhacday 12 November sandaki hore, basle waxaa la go’aamiyay in kulankan dib loo ciyaaro kadib ganaaxii maxkamadda garsoorka ciyaaraha dhammaan loga joojiyay garsoore Joseph Lamptey. Lamtey ayay Fifa ku heshay wax isdaba marin.



 

Senegal ayaa garoonka soo gashay iyadoo og in guul ay ku gaari karaan Russia, halka Souht Africa ay kaliya kusoo bixi kartay labada kulan ee u haray oo ay guuleysato.


Senegal ayaa  kadib shan kulan arursatay 11 dhibcood, waxaana kusoo xiga South Africa oo leh 6 dhibcood taasoo ka dhigan in kulanka u dambeeya Group-ka haddii laga badiyo in ay soo bixi doonto.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip