Luke Shaw oo u guuraya magaalada London kooxdee ayuu ku biirayaa?

0
Saturday November 11, 2017 - 16:51:33 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luke Shaw oo u guuraya magaalada London kooxdee ayuu ku biirayaa?

    Sabti- London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- London

 

Kooxaha magaalada London Arsenal iyo Chesela ayaa ku taramaya saxiixa daafca kooxda Manchester United Luke Shaw



 

22 jirkan ayaa bisha January lala xiriirinayay kooxda Fanerbahje iyo Souhtanyon oo ah kooxdiisi hore, basle sida ay warineyso jariirada Telegraph, Gunnrs-ka iyo Blues-ka ayaa doonaya in ay laacibkan keenaan magaalada London.


Chelsea ayaa horey u dooneyay laacibkan waxayna dooneysaa I ay badalka kaga dhigto Kenedy oo ah dooqa Cheslea kadib Marcos Alonso.



Arsenal ayaa dhankeeda haysata Nacho Monreal iyo Sead Kolasinac oo geeska bidix ee daaafca ka ciyaarikara basle Monreal oo sanadka dambe 32 jir noqonayaa ayay booska dhexe ee daafca hadda loo sitcmaalah waxayna dooneysaa in Shaw oo halkaas xal ugu noqdo.


 

Luke Shaw ayaan la ogeyn go’aanka uu qaadan doona maadama kooxaha doonaya aysan ballaan qaad safka hore u hayan sida qorshahooda yahay.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip