Italy , Croatia iyo Milan oo ku dagaalamaya saxiixa Carlo Anceloti

0
Saturday November 11, 2017 - 17:46:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 99
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Italy , Croatia iyo Milan oo ku dagaalamaya saxiixa Carlo Anceloti

    Sabti- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabti- Italy



 

Iyada oo ay sii badanayaan wararka dalabyada ka imaanaya gudaha Talyaaniga ee ay ku doonayaan in Carlo Anceloti loo dhiibo xilka macalllinimo ee Italy, waxaa saxiixiiisa uga dhaw xulka Craotia.



 

Azzuri ayaa qarka u saaran in ay ka haro koobka aduunka tan 1958 hadii ay ku hungoobaan in ay kasoo kabtaan guuldarada 1-0 ee ay kala kulmeen Sweden.



 

Taageerayaal ayaa dalbaaday in in Carlo loo dhiibo xilka si uu samata bixiyo dhacdada koobk adduunka 2018 ee Russia.


 

Sikastaba , waxaa jira tartan xooggan oo kaga imaanata Croatia sida ay qoreyso However, Corriere dello Sport Ancelotti waxaa horeyba ula soo xiriiray xiriirka kubada cagta Croatia.

Waxay wrarku sheegayaan in Luka Mondric uu door ka ciyaarayo wada xaajoodka Anceloti , maadaama uu horey uga soo shaqeeyay Real Madrid.


Anceoti ayaa doorbidaya qandaraas kaliya December 2017 ilaa July 2018, basle waxay Croatia dooneysaa heshiis 2020 gaaraya.


Carlo ayaa baagamuundo ah mkadib   ceyrintii Bayer Munich ku sameysay

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip