Ogow 25-ka Xul ee ilaa hadda usoo Gudbay ka qeybgalka Koobka Adduunka

0
Sunday November 12, 2017 - 08:23:56 in Wararka by Kubad Bile
  • Visits: 138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogow 25-ka Xul ee ilaa hadda usoo Gudbay ka qeybgalka Koobka Adduunka

    Axad- Moscow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Moscow


Xulalka Morocco Iyo Tunisia ayaa u soo baxay koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay Group-yadooda kaga soo bexeen kaalmaha 1-aad.


 

Labadan xul ayaa buuxinaya xulalka Africa u matali doona koobka adduunka kadib markii ay horay u soo bexeen xulalka masar,Nigeria iyo Senegal.


 

Waxa sidoo kale koobka adduunka si Rasmi ah ugu soo baxayay xulal badan halka kaliya haatan la sugayo xulal yar kuwaas oo ciyaaraya kulamo Play off ah si ay ugu soo baxaan koobka adduunka.



 

Hadaba waxa aanu halkan kuugu soo gubin doonaa xulalka ilaa haatan sida Rasmiga ah ugu soo baxay koobka adduunka:


Yurub: Russia,Germany,Spain,Belguim,England,Poland,Portugal, Iceland,Serbai, France.


 

Asiya: Saudi Arabia,Iran,South Korea

 

Waqooyiga Ameerika: Mexico, Panama, Costa Rica

 

Koonfurta Ameerika: Brazil, Uruguay, Colombia, Aregntine

 

Africa: Masar,Nigeria, Senegal. Morocco, Tunisia




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip