Baro 20-ka ciyaaryahan ee ugu gool caawin badan Premier League-ga taariikhda

0
Sunday November 12, 2017 - 08:34:50 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baro 20-ka ciyaaryahan ee ugu gool caawin badan Premier League-ga taariikhda

    Axad- England

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- England






 

Horyaalka Ingiriiska waxuu 1992-93 u guuray magca Premier League halkii uu horey ka ahaa English First Division, waxayna ciyaartoyda kasoo muuqday ay sameeyay taariikho kala duwan , waxaana manta idiin soo gudbineynaa ciyaartoydii u kubad caawin badnaa 25 sano ee lasoo dhaafay.


 

Ciyaaryahan Ryan Giggs oo13 horyaalka kula guuleystay Manchester United ayaa liiska hogaaminaya kaasoo caawiyay 162 jeer.



 

Haddaba halkan ka aqrisso liiska oo dhameysturan


Steve Mcmanaman Liverpool iyo Manchester City 59

Stuart Downing Middlesbrough , Aston Villa, Liverpool iyo West Ham 59

Nolberto Solano Newcatle United , Aston Villa iyo West Ham 62

Alan Sheare Southamton, Blackburn iyo Newcastle 64

Ashley Young , Watford, Aston Villa , Man United 64

Matt Le Tesier Southamton 64

Gareth Barry. Aston Villa, Manchester City, Everton iyo Wesbrom Wich Albion 64

Darren Anderton Tottenham 68

David Silva Manchester City 71

Thiery Henry Arsenal 72

James Milner, Leeds, Newcastle Manchester City Aston Villa iyo Liverpool 76

Teddy Sheringham , Tottenham, Man United , Portsmouth iyo West Ham United 76

David Beckham Manchester United 80

Steven Gerrard Liverpool 92

Denis Bergkamp Arsenal 94

Wayne Rooney Everton iyo Man United 101

Frank Lampar West Ham Cheslea iyo Man City 102

Cesc fabregas Arsenal iyo Cheslea 108

Riyan Giggs Manchester United 162




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip