Real Madrid oo rajo gelisay kooxaha doonaya Bale, qiimihiisana ku dhawaaqday

0
Sunday November 12, 2017 - 22:35:02 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo rajo gelisay kooxaha doonaya Bale, qiimihiisana ku dhawaaqday

    Axad- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Madrid


 

Real Madrid ayaa sheegtay in uu iib yahay laacibka dalka Wales ee Gareth Bale.


 

Kooxda heysata horyaalka Spain ayaa ku dhawaaqday in Manchester United, Chelsea iyo Spurs ay dhammaantood heystaan fursadda ay kula saxiixan karaan laacibka Bernabeu ee dhaawacyadu dilloodeen.


 

Laacibkan oo hadda cagta ka dhaawacan waa 28-jir weerarka ka ciyaara.



 

Real Madrid ayaa hadda ku dhawaaqday in £85milyan lagu iibin karo laacibka, oo la jooga kooxdan wax ka badan 4 sano sidoo kalena sanadkan la qaaday La Liga wuxuu sidoo kale qaaday Champions League 3 mar, sidoo kale wuxuu qaaday Copa del Rey.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip