Ramires oo usbuucyada soo socda ku soo aadan Koox Talayaani ah

0
Sunday November 12, 2017 - 23:46:42 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ramires oo usbuucyada soo socda ku soo aadan Koox Talayaani ah

    Axad- Italy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axad- Italy


 

Xiddigii hore ee Chelsea ee iminka u safta naadiga Jiangsu Suning ee dalka Shiinaha ayaa lagu wadaa inuu usbuucyada soo aadan ku soo biiro Inter Milan si uu toos ugu ciyaaro Janaayo.


 

Corriere dello Sport ayaa sheegeysa in laacibka reer Brazil uu usbuucyada soo aadan ku soo wajahan yahay Talyaaniga si uu ula qabsado kooxda ka hor inta uusan helin ogolaanshaha uu ugu ciyaarayo bisha Janaayo markuu furmo suuqa.



 

Ramires ayaa iminka tababarka la sameynaya kooxdiisii hore ee Chelsea si uu uga soo kabto dhaawac ku dhacay bartankii Oktoobar.


 

Kooxda Jiangsu Suning iyo Inter Milan ayaa waxaa wada leh isla hal shirkad, sidaa darteed waa wax caadi ah inay ciyaartoyda amaah isaga qaataan

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip