Xulka Switzerland oo usoo baxay koobka aduunka

0
Monday November 13, 2017 - 00:12:31 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Switzerland oo usoo baxay koobka aduunka

    Isniin- Ireland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Ireland


Xulka qaranka Switzerland ayaa iska xaadiray koobka aduunka 2018 kadib ciyaar barbaro gool la’aan ah kusoo dhamaatay oo oo ay la yeesheen Xulk Nothern Ireland.


Swiss-ka ayaa luti hore kusoo badiyay 1-0 waxayna natiiadan ka dhigan tahay iyo isgu geyn ay 1-0 ugu soo baxeen koobka addduunka 2018 oo ka dhici doona dalka Russia, kadib  Ireland  oo dalkeeda joogta ku hungowdaan in ay iska soo magaan  goolka  deenta  ee lagu lahaa.



Waa markii afaraad oo xiriir ah oo ay koobka aduunka usoo gudbayaan , sidoo kale waa markii 11 taariikhda.


Marki u horeysay waxay ka qeyb galeen 1994 ee lagu qabtya dalka Talyaaniga, waxayna tartanka marti geliyeen 1954.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip