Carvajal wuxuu diyaar u yahay kulanka Madrid Derby

0
Monday November 13, 2017 - 09:16:51 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Carvajal wuxuu diyaar u yahay kulanka Madrid Derby

    Isniin- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Madrid


Keddib markii uu ku sigtay qalliin dhanka Wadnaha ah bishii September 30-keeda, Real Madrid wiilkeeda Dani Carvajal ayaa hadda indhaha ku haya in uu soo laabto isagoo bad qab ah, wuxuuna isu diyaarinayaa kulanka toddobaadka dambe ee Madrid derby oo dhacaya November 18-keeda.


 

Laacibka ayaa tababarka kooxda si buuxda usoo galay iyadoo aan weli xaalkiisa macluumaad aad u badan laga helin, isagoo xanuunsanaa ayuu ku wareegay dhaqtar caan ah oo uu xaggiisa joogay muddooyinkii dambe.



 

"Tababarkiisu waa in uu noqdo mid tartiib tartiib ah, wuxuuna ku jiraa hannaan soo kabasho oo heer sare ah,” waxaa ku qeexay Dr. Cesar Quesada, oo ka tirsan FIFA Ripoll Excellence Clinic iyo De Prado Sport Clinic.


 

"Waqtiga ciyaartoyga waa 4 ilaa 6 usbuuc oo uu maqnaado, waxaan u rajeynayaa in uu si wanaagsan ula qabsan doono ciyaarista.


 

Horay baqdin ayaa looga qabay in waayaha ciyaareed ee laacibkan uu soo Afjarmo, sababtoo ah qabatin wadnaha ah ayuu qabi jiray.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip