Sawirro: Ronaldo & Gacalisadiisa Georgina Rodriguez oo Gabari ugu dhalatay Spain, Dabbaal deg weynaa!!

0
Monday November 13, 2017 - 09:20:43 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ronaldo & Gacalisadiisa Georgina Rodriguez oo Gabari ugu dhalatay Spain, Dabbaal deg weynaa!!

    Isniin- Madrid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa soo dhoweeyay cunuggiisii 4-aad oo waxaa u dhashay Georgina Rodriguez oo gabar heshay Xalay markii Isbitaal ku yaalla magaalada Madrid ay ku Umushay.


Horay ayaaba magaceeda loo bixiyay Alana Martina, waana gabadha 2aad ee Portugal Kabtankooda, sidoo kale waa Cunuggii 4aad ee uu helo, horay wiil weyn ayaa ugu joogay dhowaan Mataano ay dhashay gabar Mareykan ah oo lagu Bacrimiyay halka hadda ay gabari ku biirtay qoyskiisa.

"Alana Martina waa ay dhalatay!” waxaa lagu qoray Ronaldo bartiisa Twitter. "Labaduba Georgina iyo Alana waa ay wanaagsanyihiin!

"Aad ayaan u faraxsannahay dhammaanteen!”

Eva iyo Mateo waa bilo jir Cristiano Jr. waa 7 jir ha yeeshee wuxuu helayaa walaalo badan oo uu Weheshado.

Rodriguez ayaa gashay Clinica Quiron oo ku yaalla Pozuelo Axaddii iyadoo dhashay halka Ronaldo uu fasax kooban ka heysto shaqada kooxda Real Madrid ma ciyaari doonto tan iyo Usbuuca dambe.

Cristiano Ronaldo with his newborn baby twins

 

 
 

 

 

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip