Benzema: Ronaldo Waa Mid Daneyste ah

0
Monday November 13, 2017 - 10:19:02 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Benzema: Ronaldo Waa Mid Daneyste ah

    Isniin- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Spain





Benzema ayaa u sheegay Wargeysaka Faransiiska ka soo boxo Ee Canal + in xiddiga ay isku kooxda yihiin ee reer Portugal C.Ronaldo uu yahay daneeste.

"Ronaldo waa daneyste marka aniga la ii eego, laakiin waa wax iska caadi ah” 



"Si fiican ayaan isku fahamnaa, waana jeclahay inaan la ciyaaro isaga.  Daneystenimadiisa ima dhibto, waxa ay u fiican tahay kooxda.”


Weeraryahanka Real Madrid ayaa sidoo kale ka hadlay eedeymaha uu kala kulmo taagerayaash kooxdiisa, isagoo sheegay inay dhaawacdo.



"Aad ayay u adag tahay gaar ahaan marka la joogo Spain, mararka qaar ma fahmeysid sababta” ayuu qirtay.


"Qeybta ugu adag ayaa ah marka ay eedeymaha kaaga yimaadaan taageerayaasha kooxdaada.


"Caadiyaan waxa ay garoonka u joogaan inay kalsoonidaada dhisaan.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip