Rashford Oo Shaaca ka qaaday Xiddiga Uu ku dayado

0
Monday November 13, 2017 - 11:57:34 in Wararka by Abdirahman Abduqadir Maankiz
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rashford Oo Shaaca ka qaaday Xiddiga Uu ku dayado

    Isniin - Manchester

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin - Manchester





Da'yarka Kooxda Man United Marocous Rashford ayaa Sheegay inuu ku dawan Jiray Halyeygii Hore Ee Xulka Brazil Iyo Kooxda Real Madrid Luis Ronaldo.




Marcous Rashford ayaa Yiri: "Kulankeygii ugu horreeyay oo Live ah, Ronaldo ayaa ku ciyaaraayay Old Trafford waan Xasuustaa Kulankaas




 Wariyihi ayaa Yiri "Ma kulankii 2003 ee Champions League, uu Saddexleeydi dhalinaayay Miyaa?



Rashfrod ayaa Ku jawaabay "Haa.

Wariyihi ayaa yiri "Ma halkaa ayaad joogtay?.”



Wuxuu ku jawaabay Rashka: "Waan yaraa markaa, afar jir ayaan ahaa Wuxuu ahaa ciyaaryahan uu ka helo walaalkey markastana isaga ayuu iiga sheekeyn jiray.



"waxaan daawan Jiray  muuqaalo badan oo Ronaldo ah, halkii aan daawan lahaa ciyaartoyda kale Waa mid ka mid ah ciyaartoyda aan ka helo"




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip