Fellaini yeey ku badaleeysaa Manchester United?

0
Monday November 13, 2017 - 14:03:19 in Wararka by Ak Caqil
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fellaini yeey ku badaleeysaa Manchester United?

    Manchester Isniin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester Isniin

Kooxda Manchester United ayaa la sheegayaa inay wada hadal la furtay Kooxda Beskitas ee dalka Turkiga waxaana ay Kooxda dooneeysaa inay ka iibiso Maroaune Fellaini waxaana ay dooneeysaa inay la soo wareegtaa xiddiga khadka Dhaxe ee Kooxda Shakhtar Donetsk ee dalka Ukraine Fred.

Xiddigaas heerka calami ee Brazil Fred ayaa la sheegayaa inuu doonaayo inuu January u wareegaa Premier League iyo Kooxda Manchester United. Waxaa jiro Kooxo badan oo doonaayo xiddigaan heerka sare ee Kooxda heeysata Horyaalka dalkaas. Manchester United ayaa sidoo kale dooneeyso inay la soo wareegtaa xiddigo badan bishaan January markii suuqa furmaa balse maamulka United ayaa doonaayo in Jose uu diraa xiddigo badan intuusan keenin kuwoo cusub. Fellaini ayaa lagu qiyaasay £8 milyan oo gini waxaana la sheegayaa inuu heshiish la galay Kooxdaas reer turki.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip