Lopetegui oo fakar badan ay gelisay cidda uu usoo xulanayo Khadka dhexe ee Spain

0
Monday November 13, 2017 - 21:47:54 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lopetegui oo fakar badan ay gelisay cidda uu usoo xulanayo Khadka dhexe ee Spain

    Isniin- Spain

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- Spain



Spain ayaa ku jirta xaalad uu Julen Lopetegui dooran kari waayo xiddigaha Khadka dhexe ee xulkiisa.


 

Waxaa goosha kusoo billaaban doona Devid De Gea xiddigga Dani Carvajal ayaa kusoo laaban doona booska midig difaac oo uu ka qaadanayo Odriozola, iyadoo Pique iyo Ramos ay difaac dhexe yihiin Jordi Alba ayaana bidixda tegaya.


 

Waxaa su’aali ka taagantahay Lopetegui oo heli kara Busquets iyo Iniesta balse ninkii lagu kabi lahaa lama oga.



 

Kulankii saaxiibnimo ee lasoo dhaafay waxay la ciyaareen Costa Rica, Thiago ayaa ka ciyaaray booskaas waxaana lagu beddelay Saul qeybta labaad, balse waxaa dhaawacnaa Koke iyo Illarramendi oo ka hor isaga loo isticmaalay booskaas sida Lopetegui uu sidoo kale usoo dooran karo Dani Parejo oo ka tirsan Valencia ayaa ah laacib kale oo muhiim ah.


 

Diego Costa ayaa weli xadeysan dhanka ciyaarista

 

Iyadoo weerarka ay jiraan Silva iyo Isco balse weerarta tooska ah ayaa loo baahanyahay. Diego Costa ayaan imaan doonin ee waxaa dib loo dooran karaa Alvaro Morata.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip