Michael Owen : Benzema ayaa ii fududeeyay in aan ku biiro Manchester United

0
Monday November 13, 2017 - 22:01:52 in Wararka by Hussein Hadafow
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Michael Owen : Benzema ayaa ii fududeeyay in aan ku biiro Manchester United

    Isniin- France

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isniin- France


 

Michael Owen ayaa qirtay in doorashadii uu Karim Beznema Manchester United ka doortay 2009 Real Madrid ay sabab u ahayd inuu ku biro Manhcester United.


Wareysi uu Canal Plus la yeelatay ayuu Owen ku sharaxady in Manchester United macalinkeedi hore Sir Alex Fergusen uu u sheegay in Benzema uu dooqiisa koowaad yahay.” Fergusen ayaa u sheegay in uu doonayay saxiixa Benzema, waxaan Man United ugu biiri karay kaliya in aysan taasii dhicin taasoo u dhacday sidii aan rabay,” ayuu ka dhawaajiyay.



" Waan ku faraxsanahay in Benzema uu ku biiray Real Madrid, hadii aysan dhici laheyna ma u  ciyaari lahayn Manchester United.


Owen Man United u ciyaaray inti u dhaxeysay 2009- 2012 waxuna kula guuleystay horyalka Ingiriiska ( Premier League oo ah koobka kaliya eee horyaal ah e euu hantay taaiikhdiisa, League Cup iyo Community Shield.


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip